Waa maxay som-exams?
Som-Exams waa web waxbarasho oo loogu talo galay caawinta ardayda, macalimiinta iyo maamulka intaba, wuxuu qayb laxaad leh ka qaadanayaa xoojinta tayada waxbarashada ardayga soomaaliyeed.
Som-Exams In numbers
- Som-Exams Features
Fa'idoyinka som-exams
Mar walba, iyo meel walba oo aad joogto waad booqan kartaa mareegta Som-exams, waxaad helaysaa kayd dhammaystiran, oo aad si sahlan ugu raadin karto sannadka & maadada, adigoo la degaya imtixaanka aad rabto.
- Booqasho fudud
- kayd dhammays tiran
- Raadin sahlan
- lala degi karo
- Maqaallo muhiim ah
- kadisyo tijaabo ah




Waad ku mahadsantihin sameynta web-kan si aad u kobcisan dhalinta soomaliyeed gobol walba oo ay jogan.
AXMED YUUSUF
Faa'iidada ugu weyn ee ardayda ugu jirta imtixaannada waa in uu tabobar ku qaato kuna qiimeeyo heerkiisa.
MOWLID AXMED
Waa website waxbarasho oo muhim u ah dhalinta waajahaysa imtixaannada shahaadiga ah.
JAAMAC CALI
Ku biir Golaha ardayda Som-Exams
La soco walba oo ku cusub dunida muraajacada iyo diyaarinta imtixaannada
